Waxaan gabaygayaga guubaabada ciilka Haweenka galuubanGidaarada - TopicsExpress



          

Waxaan gabaygayaga guubaabada ciilka Haweenka galuubanGidaarada Jeelka dadkoodii la geeyey Gasiinka la taagan Gubtoon ladi waayo Gudaafka wuxuushtu Garuunkiyo qoolka wuxuu ku garaaco wuxuu dhangad geeshka Sarmaanta galoolka Gabdhaha ku uleeyo Mid gaydhka ka caayo waxaan gasariiro Galiilyada saanta Gankaygu istaago Gogaygu dubaaxsho Ragaad garanayso Haddaan gashigaygii ka soo gudayaayoon ka goosanayaaye Hadaanan hadaanan Hadaanan gadoodka Lixloow guga maanta la soo hadhin guusha ALLE NAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYO ABWAANKII WEYNAA HALGAMAAGII WEYNAA CALI BANFAS
Posted on: Wed, 23 Oct 2013 07:00:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015