Wuxu xishoon maayaan. Markay lacagihii mashaariicdii ugu waawaynayd dalka ay wada lunsadeen ayay hadana weli soo miliqsan nayaan oo dadkii masaakiinta ahaa ee dirqiga ku noolaa leeyihiin miskiin baa misko la fuulo leh. Waar ma u deynaa ba oo ma ku nidhaah naa: IDINKAA DEGDEGAYOO DIIHAAL LA SAHAYOO NAFTA DOOJINAAYEE DUX HALKAA KU ARAGTAAN DARDARSADA WADAAMAGA ISKU LURA DALDALASHADA intee ayay se ku dhergayaan wuxu.
Posted on: Mon, 23 Sep 2013 22:54:03 +0000
Trending Topics
Recently Viewed Topics
© 2015