Yaab!! Makeup dartiis maa maqrib uga tagee - TopicsExpress



          

Yaab!! Makeup dartiis maa maqrib uga tagee walaaleey!! Hadaad Makeup marsatay, oo weesadana ilowday, haku fikirin makeupka kaa dhaqmaa ha weesoqaadan!! Saacadaas lagujiro inaa dhimaneysid ma ogid walaaleey!! Baaca aad isku nuurineysid aaqiro naarta kaama celin karee, aduunyana wuu kaaga dhaqaaqaa, ee qanci allah ku abuurtay, si dadka kale kugu qancaan. Sideedaba waa necbahay gabdhaha Makeupka iskabadiyo ani ilaah amarkiis... FG: hadalkaan waxaa iga keenay waxaan sweden ku arkay gabdho makeupka dartiis salaada uga tagaayo subxanalah!
Posted on: Wed, 27 Nov 2013 18:44:16 +0000

Trending Topics



left:0px; min-height:30px;"> Pretender que uno es el centro>, pensó Oliveira, apoyándose más
Como es una persona envidiosa? Principalmente es una persona
Would you like to receive a Hugh Laurie Poster straight from the

Recently Viewed Topics




© 2015