aniga wali eed maan galin Abti iyo ehelkee ma dilin xaskaygi - TopicsExpress



          

aniga wali eed maan galin Abti iyo ehelkee ma dilin xaskaygi rumaad Walaalkeed igama nixin Asaagee uur xumiyo Aqayo ciil maan badin Agoon xoolaheed ma cunin Abaabul Qabiil magalin ALLAH mahadaa ALLAH mahdaa iska leh Abaalna waa waalidkeey Asluub igu abaabiyoo Abaalkoodaan u celin Annigu wali eex maan galin Abtiriskeeyga waa soomaali Ilmaha somaaliyeed anigu Waa wada abkeey Ayaan qura kaan bartiyo In badan kii aan aqiin yaa tahay kuma iraahdo Midbay ii wada yihiin ALLAH mahadaa ALLAH mahdaa iska leh Abaalna waa waalidkeey Asluub igu abaabiyoo Abaalkoodaan u celin???????????????
Posted on: Tue, 02 Jul 2013 11:25:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015