arintani waxey colaad weyn gelineysaa dadka originalka ah ee u - TopicsExpress



          

arintani waxey colaad weyn gelineysaa dadka originalka ah ee u dhashey kenya oo colaad xun u qaadaya guud ahaan magaca soomalida, waxaanan baqdin ka qabaaa in soomalida ku nool kenya loo dilo oo la boobo ganacsigooga sida maanta ka taagan south africa. sidaad ogtihiin mar walba dhibaatada taala south africa waxey ka timaadaaa nin dadkaa modowga ah ee south african oo la dilo ooy dileen soomaalidu.aniga oo degan yurub waqtigan xaadirka ah waxaan cabsi u qabaa kumaankunka soomalida ee degan kenya gaar ahaan nairobi weliba ganacsatada.
Posted on: Wed, 25 Sep 2013 11:46:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015