sheeeeeeeeeeeeeeko qosol badan oo aan aad uga helay bal ila - TopicsExpress



          

sheeeeeeeeeeeeeeko qosol badan oo aan aad uga helay bal ila akhriya Labo nin oo indhoole ah baa maalin is dagaaleen, waana la kala celin waayay, mid waalan ah oo wadada dhinaceeda maraayay baa arkay dad badan oo meesha buuxaan, mid buu waydiiyay waxa meesha ka dhacay, waxaa lagu dhahay, labo nin oo indhoole ah baa saakay ilaa hada la kala celin laayahay, wax kala celiyo baa la waayay, ninkii walaa baa intuu aad u qeyliyay dhahay, aniga waxaan la jiraa kan mindida heysto labadii nin way kala boodeen midba meel ayuu u cararay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Posted on: Sun, 03 Nov 2013 20:50:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015