su aal aan wey diinaayo qof waliba muslim ah ukhtii fillaah akhii - TopicsExpress



          

su aal aan wey diinaayo qof waliba muslim ah ukhtii fillaah akhii fillaah .....,,,,¨diyaar ma utahay geerida?????? waxaan u malayn maanta inuusan jirin qof geerida diyaar u ah marka kafaa ideyso inta aad nooshahay oo sahayo fiican qaado miyaad raaci kartaa dad sahayo fiican heysta iyo adigoon sahayo wadan waa may marka u diyaar garow geerida imisa ayaad shalay ogeyd o kula joga dunida misana maanta aanan kula jogin ma is weydiisay hal mar xataa xaal kooda waa sidee ma ahlu janabaa mise waa ahlu naar ma is weydiisay adiga naftaada beroto markey gerida kutimaado kuwee ka mid naqan dontaa ma ahlu janaa mise waa ahlu naar su aashaa isweydii markaliya noloshaada
Posted on: Mon, 30 Sep 2013 02:22:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015