wararka naga soo gadheyo gobolada waqooyi somalia ee maamulka la - TopicsExpress



          

wararka naga soo gadheyo gobolada waqooyi somalia ee maamulka la baxey awdal state kamid ah maamulka somaliland gar ahaan degmada saylac khlafad udhexeyo qabiilada wada dega ciisaha iyo samaroonka isku heyan degamada xeebta saylac dowlada djibouti ayaa dano khaas ah u gaar aha kale degmada salel ee ka tirsan hada gobolka awdal saylac qabiilka ciise ayaa sheegta degmadaasi iney asal ahaan degamadaasi iyaku leeyihin gadabuursigana wuxuu wacad ku mareya inuu degamadaasi samaroon lee yahey ciise ku yahey gobolka awdal marti lakiin ciise iyo samaron waa walaalo wana qabiilada somaliyeed iskaga dhow isaaqna dab ka dhex shideyo walaalaha wada dega ee iskugu dhow ciisaha iyo samaronka maamulka somaliland ayaa ku dhisan xukun qabiil ah qabiilada la dega maamulka somaliland runtii xaqa xaquuqdooda uma ogolo cadaalo daro ayaa ka jira somaliland somali weyn hada majirto lakiin somali halkey ku dabeyn doonto loma oga kunfurta soomaaliya ciidamo shesheyo ayaa gacanta ku hayo reer galabeedkuna wardiye ka yahey guud ahaan soomaaliya dhamaan maamulada ka jira somalia is qab qabsi dhexdooda mararka qaarkoodna dagaalo ayaa ka dhex dhaca somalida dhexdooda
Posted on: Sat, 29 Jun 2013 18:04:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015