Aqyarta Bufiska hayo waxan idinkaga digaa inad Adan INDoNUSIa - TopicsExpress



          

Aqyarta Bufiska hayo waxan idinkaga digaa inad Adan INDoNUSIa idinko donaya inad ka gashan AUSTRALIA wayo waxa manta hadlay Raisul wasaraha Australia wuxuna shegay hada kadib Cidi ama qofki soogala Australia tariqda 20/7/2013 wixi ka dambeyo in lagayni dona NEW GENI wadankas ayu oga furay Qaxoti wana wadan xun dadkoda xita way is cunan ayago Nafsadoda wana wadan layab bdan wax walbo aya ka dhaca marka waxn u digaya dhalanyarada malmahan Borsoyinka watan una Socdan Australia wada kale Alle ha tuso
Posted on: Fri, 19 Jul 2013 23:10:22 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015