Ascww bismilaah rabi swt ayaa mahad oo dhan uu sugnaatay inaga - TopicsExpress



          

Ascww bismilaah rabi swt ayaa mahad oo dhan uu sugnaatay inaga dhigay umad islaam ina siiyay caafimaad xoog iyo nimco ta ugu qaalisan caafimaad lkn dad bdn ma dhadhamin mcaanida iimanka iyo diinteen suuban iyo quraanka munasilka ah allxamdulilaah rabiga islaam inaga dhigay inaga fadilay umadaha kale allxamdulilaah walaalayal waxaa fooda ingu soo haysaa oo uu bdn wiiga soo socda bishii khyrka danbi dhaafka raxmada iyo naxariista naar iska xoraynta albaabada janada la furaa kuwa naarta la xidhaa shayaadiinta la xidhaa cibadad kale oo dhan rabi swt isga ina amray lkn ramadaanka waa sheegtaa rabi soonta aniga leh idinkana abaal marinyaa aan uu diyaar garoowno oo ka faaiidaysano acmaasha iyo khyrka habeenka quraanku soo degay ee ka khyr bdn kun bilood oo uu dhigan 83 sanadood siday culimadu tilmaanto allah swt xaqa hayna garan siiyo cibaado saalaxa camal suuban iyo dariiqa xaqa ah inta bugta umada islamka allah swt ha caafiyo inta muraad leh ha uu sakhiro inta dhiban haka dul qaado maytideena iyo ta islaamka allah ha uu naxariisto yaa allah waliidkay uu naxariiso godka uu nuur qabriga uu waasici naxariistada ugu deeq janatul fardowsal culaa yaa rab anigana iga dhig walada saalixa uu duceeya sadaqada jaarigana uu bixiya nasriga islaamkana allah swt kor ha uu qaado muraad keena oo macsi lahayn allah jaljalaaluhu midigta haynaga siiyo amuurahana haynoo sahlo bidinihii wafadlihii wakaraamatihii
Posted on: Tue, 02 Jul 2013 01:04:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015