Baarlamaanku maanta wuxuu ka dooday heshiiska maaraynta Gegida - TopicsExpress



          

Baarlamaanku maanta wuxuu ka dooday heshiiska maaraynta Gegida Caalamiga ah ee Aden Abdalla Osman oo ay kala saxiixdeen Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Shirkad gaar loo leeyahay oo ku taal dalka Turkiga oo la yiraahdo Favori. Doodu waa socotaa berri. 1. Maxay kula? Dawladda Soomaaliya iyo hayadaheedu, Shrikadaha Turkiga mudnaan gaar ah in ay siiso ma kula quman tahay; Sabab? Haddaad tahay muwaadin Soomaali ah waxay kula tahay ii sheeg. Waa dalkaagii iyo mustaqbalkaagii. Mahadsanid!
Posted on: Sat, 26 Oct 2013 13:18:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015