City oo gaol leh liverpool oo -1 goal ah wexey sii muujinee in - TopicsExpress



          

City oo gaol leh liverpool oo -1 goal ah wexey sii muujinee in city qaaday horyaalka. Dhanka kulmada kale muhiim maha chelsea 3aad laguma heesto halka arsenal 4aad xureesatay, ayadoo Ramsey goal cajiib ah shaqabaqa kuhubsaday cidii raamsan doono lama ogo lol waxaase cusub Man u oo moyes inkaartiisii wali heesato... Caawa iyo qubanaha wararka sportga waxaa soo jeedinaa sxbkey Ismael Kalou waa haduusan bussy ku eheyn bajaq joogto Norway.
Posted on: Sun, 11 May 2014 15:10:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015