DGNIIN Daawashada muuQaalkan waa ka mamnuuc Caruurta aan Qaan - TopicsExpress



          

DGNIIN Daawashada muuQaalkan waa ka mamnuuc Caruurta aan Qaan gaarka ahayn dumarka uurka leh iyo waliba dadka aadka ubeerka nugul ha daawan muuQaalkan hadii aad Qalbi jilcan tahay waa muuQaal ruux kasta oo Somaaliyeed daawashadiisa kadib ku reebi doona uur ku taalo fog Soo bandhigida muuQaalkan wuxuu Codka Shacabka ku doortay maanta isku miisaanida Qilaafka Siyaasadeed ee madaxda Qaranka iyo sida dhalinta Soomaaliyeed ay ugu baaba. ayaan saxaraha iyaga oo door bidaya in ay helaan nolol dhaanta mida maanta ka jirta dalkeena maah maah aan la isku raacin ayaa waxa ay leedahay tacsi ama talyaani taasoo micnaheedu yahay nolol ama geeri isku soo wada duub mar hadii dhalinteena ay sidan ubaaba.eyso madaxdii qarankeenana ay is heystaan tolow muxuu ku dambeyn doonaa mustaqbalkeena Liibaan fiyoola Codka Shacabka Jamhuuriyada Somaaliya muqdisho
Posted on: Tue, 28 Oct 2014 12:05:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015