Digniin: Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan dadka jecel kheyrka Iyo - TopicsExpress



          

Digniin: Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan dadka jecel kheyrka Iyo wanaaga Mujaahidiinta caalamka inay isaga aamusaan arrimo aan sal iyo raad toona lahayn ama lagaba yaabo in Mujaahidiinta ay siyaasado kala jeedaan. Tusaale shir la sheegay inuu ka furmay wadanka Qadar oo ay yeelanayaan Mujaahidiinta Daalibaan Iyo Mareykanka horay mujaahidiinta wey u beeniyeen arrinkaasi waxaana wata shirkaas dad ku qaraabanaya magaca mujaahidiinta. Aan ka aamusno ilaa Mujaahidiinta ay war ka soo saarayaan kheyr badan ayaa lagu yaqaanaa Daalibaan u duceeya walaala 6 bil kadib ayuu mareykanka ka baxayaa wadankooda
Posted on: Wed, 19 Jun 2013 08:12:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015