EED-SHEEGAD: Walaalaha wax qora, wargeysyada ama website yada, - TopicsExpress



          

EED-SHEEGAD: Walaalaha wax qora, wargeysyada ama website yada, please hadaad jeclaataan qoraan uu qor ugu talagay website gooni ah ama wargeys gaar ah, ka bililiqeysanina, ee na weydiista inagaaba idiin diyaar ah in aan si niyad furan idinku siinee, laakiin hadaad iska qaadataan uun, bilaa fasax ogaada anigana waxaan idinku qoranayaa liiska argagixsada qoraaladda iyo xuquuqahooda, markaan wadanka madaxweyne ka noqdaana shaqo idinka qabanaa!! Ila ahadda waxa heshiis innaga dhaxeeyaa marka bogaggeeyga gaarka ah laga soo tago, WEEDHSAN MAGAZINE & WEBSITE iyo WARGEYSKA DALKA EE DOWLADDA SOOMALIYA, inta kale waa i xadeene ogaada hee, please aan geela isu nabad gelino.
Posted on: Wed, 18 Sep 2013 15:13:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015