Halkan ka eeg cadaalad darada kajirto Somalia&Sida loo qeybsaday - TopicsExpress



          

Halkan ka eeg cadaalad darada kajirto Somalia&Sida loo qeybsaday xukunka caasimada Soomaaliya:- Gudoomiyaasha Degmooyinka Muqdisho? 1. Macallin Cabdulle Cali Hilowle (Degmada Dharkeenley) Abgaal 2. Axmed Xasan Cadow “Axmed Daaci” (Degmada Wadajir) Abgaal 3. Muxiyadiin Xasan Jurus (Degmada Yaqshiid) Abgaal 4. C/llaahi Xasan Xuseen (Degmada Cabdi-Casiis) Abgaal 5. Axmed Meyre Makaraan “Faal” (Degmada Waabari) Abgaal 6. Da’ud Cabdalla Maxamed (Degmada Shibis) Abgaal 7. Cali Calasow Xasan (Degmada Kaaraan) Abgaal 8. C/llaahi Xirsi Wardheere “Istakiin” (Degmada Boondheere) Abgaal 9. Cabdi Maxamed Warsame “Dhabaney” (Degmada Hodan) Habar Gidir 10. Maxamed Cali Axmed (Degmada Xamar Jajab) Habar Gidir 11. C/llaahi Ibrahim Sahal “Gardhuub” (Degmada Xamar Weyne) Habar Gidir 12. Deeqa C/Qaadir Axmed (Degmada Wardhiigley) Habar Gidir 13. Cumar C/lle Axmed “Jacfaan” (Degmada Huriwaa) Duduble 14. Maxamed Abuur Cali “Jacfar” (Degmada Howl-wadaag) Murusade 15. Daahir Xasan Xuseen (Degmada Dayniile) Murusade. Halkan ka eeg sida loo qeybsaday xukunka caasimada Soomaaliya:-
Posted on: Wed, 06 Nov 2013 03:18:10 +0000

Trending Topics



The moment when u get that message asking if ud heard from ur

Recently Viewed Topics




© 2015