Heshiiskii xamar maxaa u qarsoonaa Warar xaqiiqa ah oo lagu - TopicsExpress



          

Heshiiskii xamar maxaa u qarsoonaa Warar xaqiiqa ah oo lagu kalsoon yahay ayaa waxau tibaaxayaan in A madoobe uu saxiixay in la qaato manaafacaadkii jubbaland sj uu isaga kursigaa u sii fadhiyo Saxiixyada dowlada lala galay waxaa ka mid ah in awooda lalaqaysado half&half In gov gobolka uu noqdo ninsheeqaal ama gaaljecel ee uusan noqonin nin daarood ah Qandaraasyo dib u dhiska wasaarada caafimaadka iyo waxbarashada oo uu turkiga bixiyay in loo saxiixay ganacsato reer muqdisho ah Dakada kismaayo in maareeya looga dhigo inna cumar abuukar cadaan waa ninkii waqtigii maxkamadaha uu A madoobe u dhiibay dekada Salaadiintii absame iyo A madoobe oo soo kala taagan iyo isagoo ugu danbayntiii u sheegay in aay intuusan isaga u iman aay qoxooti ahaayeen oo uu izaga sababay in xamar laga soo dalbado Hadii kale aay qaxooti ahaan lahaayeen !!!!!!!!!!!!! Reer jubbaland hadii jahawareer ku dhacay reer waamo wali wY fiyoow yihiin yaaah
Posted on: Mon, 11 Nov 2013 18:33:19 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015