ISBAROOYINKA SIYAASADA. Koonfur waxaa lagu edaa Amni Dari, Waqooyi - TopicsExpress



          

ISBAROOYINKA SIYAASADA. Koonfur waxaa lagu edaa Amni Dari, Waqooyi waxey ku fanaan Amni. Dowladnimo iyo Horumar kama suurtobayaan Koonfur hadii aan Amniga la so celin. Mooryaan baahan oo $5 ku aburaayo Amni dari oo aan Daneen Dowladnimo iyo Horumar waligii. Koonfur laguma heshiin, Waqooyi waa heshiis oo nidaam iyo nabad baa ka jiro. Shabaab, Mooryaan, iyo Madoobe hala raaco si nabad Somaliyeed lo Hilo waa arin aan Koonfur u cuntameynin. Maamuladi Gobolada Koonfur wey dhismeen oo xabsiyadi iyo Maxkamadihi waa la dayactir oo waxey diyaar u yihiin in ey Qandaraasleey dhaqan celin u suubiyaan oo la baro sida lo xamaasho. Degaan walbo ciidan hufan ayuu heystaa oo uga hortagi karo Qandaraasley. Mooryaan nimo iyo boob Rabi swt aa mamnuucay.
Posted on: Mon, 07 Oct 2013 15:24:42 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015