Inaad iska orodo laga fiican waayo waxaadan ku tashan ayaa kaaga - TopicsExpress



          

Inaad iska orodo laga fiican waayo waxaadan ku tashan ayaa kaaga soo baxaaya Waxaan Magaalada Bruxelles ee dalka Biljamka waxaa ka furmay saaka shirkii hiigsiga cusub (New deal), waxaana shirka oo ay ka soo qeybgaleen wefdi uu horkacayo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Shiikh, madax ka socota maamulada dalka & madax beesha caalamka ah, waxaana shirka looga hadlaayay sidii dowladda Soomaaliya looga caawin lahaa socodsiinta howlaha nabadeynta & dib u dhiska dalka Soomaaliya. C/raxmaan faroole oo had-iyo garab orda madaxweyne xasan shiiq waxaan danto ku qasabtay in uu qeybta cuntada ku sugo cidii uu is-lahaa kuma qaabilaayaa maadaama loo sheegay in wefdi dalka Somalia ka socda lagala kulmaayo Hasan sheikh mohamud codka somalida uu isaga soo jeedin doono Odaygu isma-laheeyn cabdi jiinoowga jowhar,C/qaadir siidiiga shabeellada hoose iyo laqanyaha baladweyne ayaan la fadhiisan doontaa
Posted on: Tue, 17 Sep 2013 06:09:44 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015