Insha alaah waan ka sheekeynaynaa rusaluulkeena SCW qisooyinkiisa - TopicsExpress



          

Insha alaah waan ka sheekeynaynaa rusaluulkeena SCW qisooyinkiisa iyo goortii uu dhashay dhibkii uu diinta islaamka u soo maray suubanaha SCW iyo asxaabtiisa iyo taabiciyiintaba waan isku imaanaynaa sadaqaan noockasta ah leh waan bixinnaynaa waxaan muujinaynaa farxad iyo inaan raali kanahay nimcadaas wanaagsan ee uu ilaah uGu galaday muslimiinta waan ducaynaynaa nabegeena Muxamed SCW ducadaas aan u ducaynayno innagaa ku doonayna inuu ilaah noogu danbi dhaafo fadliga nabiga SCW ee ilaahay hore iyo dambeba ilaah dambigiisa wuu dhaafay ee hadalhayntiisa iyo ducada aan nabgeena SWC aan u ducanayno innagaa darajo ku gaarayno insha alaah ilaahow na waafaji kheyr oo dhan aamin aamin aamin
Posted on: Wed, 24 Dec 2014 08:56:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015