KADEEDKA KISMAAYO! "...maalintii waddanku galay is riiqa beeleed, - TopicsExpress



          

KADEEDKA KISMAAYO! "...maalintii waddanku galay is riiqa beeleed, Kismaayo waxay ka mid ahayd magaalooyinka uu aadka u saameeyey, lagama aqoon hoyaad iyo hargal, wax un baa is raacdaysanayey, marna ma dhicin in lagu wada noolaado, kaaga darane, mar walba waxaa dhibka horseed u ahaa, soo galooti Gobollo iyo Deeganno kale ka yimid, oo aan ku dhalan una dhalan, eraga ka ralli ka ahaada ... Su’aasha ugu weyn baa ah, Alshabaab,Raaskambooni iyo Azaania maxay is dhaamaan? ..." Qormadoo aslan, meeshaan ka muuqso.
Posted on: Sat, 08 Jun 2013 20:49:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015