Ma ogtena hadan nahay Somalia ( NOT ALL) Illahey cudarado nagu - TopicsExpress



          

Ma ogtena hadan nahay Somalia ( NOT ALL) Illahey cudarado nagu rida iyo kuwa an anaga iskena waxaan badan kuwa an anaga isku keena aya badan,Maxaan kenay in an isku ridno cudara inta badan ???Nr 1,Soker iyo salid buur iyo past soker la qastay ,Cana wa cuunta waqtigii ey ku haboned an la cuneynin ,Waxaan ka daran few of us aya any kind of trainig ma sameyna,Nr2 waxad ad arkeysa qof somali uu 24/7 xanuuun sheegana and ma yaqana waxa haya hana ka yabin in uu DR tago marko suuxe le DR la geyna waxaan ladaha sorry qofkan Cancer ama cudur hebilba ku dhacay we cant help ,Dadkeyga waxey dhahayan maskin islante heblaya ehed istagey ka dacday DR wa xasid he cant help 2weeks qof wuu dintay ,Waxaa ladaha Allah uu naxaresta ,Nr3 Hadana same shit aya dhacaya dadkii lama oga waxey uu dinten ,Allahey umad ma halago hadeysan ayaga is halagen Illahey umad uma naxaresta hadeysan isku naxsresan Illahey umad ruunta ma tuusiya hadeysan ayaga ruunta isku sheegen Marka fadlan be care full YOU ARE WHAT YOU EAT marka hales DARYEELA wa iga codsi my lovely qaraabo!!!!
Posted on: Sat, 13 Jul 2013 23:08:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015