Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Ee #Somalia Xasan Sheekh - TopicsExpress



          

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Ee #Somalia Xasan Sheekh Maxamuud "Shacabka Gobolada Jubbooyinku dhulkooda iyagaa maamulanaya cid kale maamuli mayso hala joojiyo dacaayadaha la marinayo warbaahinta..." - Waa hadal qiimo leh waxan filaaya in lagu wada qanci doono, Sheekh axned Madoobe isagana waxan kula talinaya inu dowladnimada & qaranimada Soomaaliya ilaaliyo dastuurka & sharciga wadankana raaco sidoo kale waxgaradka & odayaasha beelaha iyaguna ha xaqdhowran hana dhegeysteen hadalka Madaxweynaha wadanka.copy rith yusuf,, by adi
Posted on: Tue, 06 Aug 2013 09:33:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015