Masha Allah Manta oo Tariikhdu Tahay Malin Sabti Ah 31/08/2013 - TopicsExpress



          

Masha Allah Manta oo Tariikhdu Tahay Malin Sabti Ah 31/08/2013 waxan ku qalan jabiye Magaladda Addis Ababa gara ahaan Hall Ethiopian Civil Service University waxan marka Kowaad u mahdnaqayaa Ilahii ii suuragaliyey inana si nabad ah ku dhamaysto Degree Ilahow adda Mahadleh. Mar labaad waxan Umahad Celin dhaman Ehelkayga iyo Asaxabtayda kala duwan oo ugu garab istaagay Inaan dhameeyo Degree waad mahadsan tihiin dhaman, waxan mar labad u mahadnaqin dhaman Asaxabta aanu kawada qalan jabinay jamacadda Admas University College saxibayaal Congratulation!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Posted on: Sat, 31 Aug 2013 13:21:41 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015