Meher naag aan lagu xidhin miyaa loo mash xaradaa,, hal maqaarka - TopicsExpress



          

Meher naag aan lagu xidhin miyaa loo mash xaradaa,, hal maqaarka diidaa mala muuqninkarayaa,, maan gaab nin liita ah umad muumetelayaa,,intakale maxay tahayanubaa hadlaayee,, anigaa hal yayga ah hadalkale majirye waa inaad huleeshan,, haweenkiina oo idil hoobaley ciyaaran hatiday weeyee,, hoos ninkii u ooyana habeenkan maqlaynaa,, war hooy hadal ninoow hasoo celin,, dadkii aan hantiyayow mahabeenad dhibaatiyo hadalbaan maqlaayaa,, horaymaan ugaranay danjire mustafe inuu halaag yahay halkii aan maraayiyo hilaacii baxaayaba habeenbay bakhtiiyeen,,
Posted on: Mon, 29 Jul 2013 00:11:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015