Nin cabsan ayaa la dhahay soo islaan matihid,maya kulahaa, waxaa - TopicsExpress



          

Nin cabsan ayaa la dhahay soo islaan matihid,maya kulahaa, waxaa la dhahay wuu cabsanyahay bari waan waydiineenaa hadii uu sidaas ku sii adkeesto waa murtad waa la dilaa,malin kadib ayaa la qabtay islaan ma tihidoo aa la dhahay maya kulahaa, ka fiirso ayaa la dhahay warka aad dhaheeso wallahi islaan ma ihi ayuu dhahay kkk maxaa tahay ayaa la yiri kulahaa islaan naag ayaa la dhahaa, anigane islaam ayaan ahay kkkk **awoowe! offside kaan cml iska ilaali haku dhicin!** --------------admin zaki--------!
Posted on: Mon, 15 Jul 2013 04:16:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015