Nuxurka Qiso (Maseer) oo qosol badan..! Hahiib waa wiil daganoo - TopicsExpress



          

Nuxurka Qiso (Maseer) oo qosol badan..! Hahiib waa wiil daganoo aqlaaq fiican, bashaash ah, oo reera sport ah. Waa wiil jir dhisan leh oo labis jecel. Hbiib dhoof buu u tagay magaalada Addis Abeba ee dalka Ethiopia. Isla markiiba wuu la qabsaday magaalka waxuuna yeeshay asxaab badan. Galab asagoo maqaaxi kala shaaheynaaya asxaabtiisa baa waxuu ku arkay Dukaan kasoo horjeedo halka uu fadhiyay gabar qurux Badan oo mar walba iska faraxsan. Habiib wuu joojiyay kaftan-kii Iyo sheekadii socotay Maxaa yeelay meel Kaluu u jeedaa oo loosii jiidanayaaa... Asoo Nooc kale ah buu habeenkii xaafadiisa aaday wuuna ka seexan waayay gabarta uusoo arkay. Waxuu maalin kasta ka cabsado uu ka meer meero maalinkii dambe waxuu ku dhaqaaqay inuu dhiig is galiyo uu barto gabadha, Nasiib wanaag ayada kaligeed buu ugu galay dukaanka waxuuna salaan kadib weydiiyay caano uusan rabin uusan ka Cabi karin xataa hal galas.... Lkn dhalo buuxda oo caano buu ka saaray galabkaas asagoo iskala ogeen...! Is barasho guud, kaftan Iyo dhoola cadeyn kadibna wuu Iska baxay asoo faraxsan. Mararka qaar waxaa dhacdo ayadoo qabow ahoo roob uu socdo inuu ICE CREAM isku qasbo...!xiriir gaaban kadib Habiib waxuu bilaabay inuu ka maseero Hanna nin kastoo ay la qososho, habeenkii dambe waxuu maqlay qofta waxee tahoo dhan.. Asoo yaaban buu indhihiisa ku arkay waxuu ku qanco, hadana waxuuba kasii haaday markuu arkay wiilkeeda oo 5 jir ahoo leh Mama...! Habiib waxuu halkaas ku nacay jaceelkuu u qabay Hanna...!
Posted on: Tue, 24 Sep 2013 11:16:32 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015