O n l f iyo ethiopia !! Ayaa wada hadlaya waxa loo xilsaaray rag - TopicsExpress



          

O n l f iyo ethiopia !! Ayaa wada hadlaya waxa loo xilsaaray rag somali ah in ay garwadeen ka noqdaan!! Waxa ka mid ah ragaas mahamed abdi afeey 2 yusuf xaaji 3 ali bunow qorane , intuba wa kenyan xilalna ka soo qabtay kenya !! Hadaba ragan loo xilsaaray wada xajoogta wareega labad ma kula tahay in ay xal kama dambays ah ay ka garanayan dhib taagna 25 years ago soo jiitamayey? 2 dadka siyasad itobiya u dhuun duleela waxay sheegan in ayba jirin tan iyo marki u geeriyoday reysulwasarihi itobiya aynaba jirin cid ama shaqsi ay ka go,do talada ama go aanka kama danmaysta in aynaba jirin !! Marka ma kula tahay taas lafteedaba ay saamayn ku yeelan doonto wada hadalkasta oo la isku hor fadhisto ? Sxbayaal bal adoona cidna ku xad gudbin ka dhiibo fkirkaga asc
Posted on: Wed, 25 Sep 2013 11:32:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015