Puntalnd Maamulka Muqdisho waa inaan Xubno ku yeelanaa? Puntland - TopicsExpress



          

Puntalnd Maamulka Muqdisho waa inaan Xubno ku yeelanaa? Puntland 13 arday ayaa lasiiyey deeqdii waxbarashada Yemen halka Somaliland laga siiyey 12 Xubnood cadaalad daro sow maha ? Maamulka Muqdisho waxaa leh dadka degaanka ah sida aad u leedahiin Maamulka Garowe .Boosaso .Qardho hadii aad rabtaan Maamulka Muqdisho ongolaada in dadka reer Muqdisho aay Boosaaso .Garowe ka noqdaan duq magaalo iyo Gudoomiye Gobol taas waa cadaalad laakiin teeyda lahi taadana kula lahi waxaa waxaan soconeeynin oo aan aqliga saalimka ah galeeyn
Posted on: Sat, 10 Aug 2013 10:38:51 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015