Run ahaantii waa Muuqaalo argagax Ku aan Malmahan ku arkeyno - TopicsExpress



          

Run ahaantii waa Muuqaalo argagax Ku aan Malmahan ku arkeyno Saxaafadda Muuqaaladaas ma ahan dad kale ee waa Somali walaalaheen ah, kuwaas oo ku Haligmaya Xeebaha u dhaxeeya Malta iyo Talyaaniga, wa su,aal dhalinyaradaasi dad ceshada malahan miya? ma la nacay? hadiise aan la nicin maxaa lacagta loo siinayaa si ay ugu doontaan Malakul Mowdka? run ahaanii qofku iskama baxo ee dadbaa ilmahooda dhahaya Maandhow Yurub ii gal inta boos u gadaan !! xaaladu awal Macquul ayey aheyd oo dalku Rajo haba yaraabee ma lahaeyn ku dhawaad 5 sano ,Balse dadka qaar ayaa dalkooda iimaanka ku qabin, hadiiba dhimashadii kaaga horeyso meel kasta oo ay tahay Badbaadadu %95 Maa dalkaaga isaga dhimatid adigoo sharaf leh? Somaliyey Caqliga halaga shaqeysiiyo,adigoo dalkaga ku baahdo ayaa ka sharaf badan adigoo Yaxaasyadu kugu cunaan badda ,ama Gumeysi u gala Xero Qaxooti, ama Diintaadii sharafta badneyd uga Taga Lacag yar oo aan sii jireyn.
Posted on: Wed, 14 Aug 2013 13:35:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015