!!!! Runtii waa Intii aan ku sugnaa CHINA gaar ahaan Magaaladan - TopicsExpress



          

!!!! Runtii waa Intii aan ku sugnaa CHINA gaar ahaan Magaaladan qadiimiga ah XIAN ayaan waxa ay leedahay Muslimiin aad u badan maansha allah taas oo aan Jimcahan maanta aan Galay mid ka mid ah Masaajidada ugu waaweyn laakin waxa aan ku arkay waxanan odhan karin waa bidco ama way khaldan yihiin waayo Runtii waa wax iga yaabiyay aniga iyo Asxaabtaydii .........1: Qudubadii Chineska ahayd markii ay dhamaatay ayaa waxa la wada kacay salaadii balse aniga iyo asxaabtay waxanu modaynaa salaadii jimcaha lakiin waa sune 4ragcadood ah oo mar kaliya la wada xidhay gooni goonina loo tukaday....2: waxaa ku xigtay qudbadii carabiga oo noqotay qudbada sida quraanka loogu dhawaaqayo 3: waxa kale oo jirta in markii salaadii jimce la tukanayey ee faataxada la dhameeyey aan Aamiin la odhan balse aniga iyo asxaabtay oo kaliga aan ka dhexnidhi kumnaan qof oo tukanayay. iyo waxayabokale oo aad aan ula yaabay noqotay wax aan ka yaabo.................Hadaba waxa Ilaahay uga baryayaa umadiisa muslimiinta in uu diinta fahansiiyo Gaar ahaan wadanka aan hada ku suganahay ee CHINA ... Aamiin AAMIIN AAAMIIIN....
Posted on: Fri, 27 Sep 2013 15:34:30 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015