Sheeka u baahan garsoore!!!! Muriidi iyo maanoow ayaa is - TopicsExpress



          

Sheeka u baahan garsoore!!!! Muriidi iyo maanoow ayaa is dagaalay Muriidi feer ayuu tuuray Yuuku tuuray maayoow Maayoow wuu ganbaday Yaa ganbaday maayoow Maayow wuu istaagay Yuu u istaagay muriidi Maayow haraati ayuu tuuray Yuu ku tuuray muriidi Muriidi wuu sikaday Yaa sikaday muriidi Muriidi wuu cararay Yaa bursaday maayow Muriidi saldhig police ayuu galay Kadib police kii ayaa labadoodaba Qabtay oo ku yiri yaa gardaran Garsooraha waa adi kee ayaad Gardarada saari laheyd???
Posted on: Tue, 24 Sep 2013 05:16:52 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015