Shukansigu Waayadaan danbe Saddex nooc ayuu iskugu biyo shubtay - TopicsExpress



          

Shukansigu Waayadaan danbe Saddex nooc ayuu iskugu biyo shubtay ama loo badan yahay . Arrinta koowaad waa kulanka meeshii la doona ha lagu wada sheekaystee, Arrinta Labaadna waa Talleefoonka oo laga wada hadlo oo wax kasta halkaasi lagu wada sheego,. Arrinta saddaxaad ayaa ah Kan SMS-ka la iskaga shukansado oo halkaasi lagu soo gudbiyo muxubada iyo xiisaha la isku qabo oo qoraal ah, Marka sxb adigu kee baad intaasi ka heshaa ama aad u badan tahay,jawabtaadu waa muhim-tayda ayan idin sheeki doono gunaanudka aragtidiina .
Posted on: Sun, 21 Jul 2013 20:45:38 +0000

Trending Topics



csexpress.com/الكتاب-المقدس-العهد-الجديد-رسالة-topic-624455710922094">الكتاب المقدس العهد الجديد رسالة
Mission statements of the companies owned by some of the richest

Recently Viewed Topics




© 2015