Soomali Haloo Duceeyo Waxaa Soo Badanaya Naceebka Soomalidu u - TopicsExpress



          

Soomali Haloo Duceeyo Waxaa Soo Badanaya Naceebka Soomalidu u Qabaan Tv yada Soomalida Sida Soomali Channal iyo dhamaan kuwa ka ragistresan London waxaa Cajiib oo Dadku ku naceen waxay soo daayaan Qurun qabyaalad dood Furan oo soomalida ay u maleeyaan in qabiil ka hadalka laga soo marin waxa la yaabaa waan waayey Qof Ilaahay Ka cabsada ama aqoonyahan daawada waayo waxad ka faaidayso malaha ayagaba qayaano ku nool qabiilo beeleed lacag ka soo qaaadaan oo zaaraan ah si xayeeysiin ugu sameeyaan Tv somali channal dhamaan waa Tuugo xaaram ayaad Kursi u qadanaysaa daawanaysa waaa Xaaraan daawo xaqa lagam aamuso Bal tijaabi maalin daawo Caqligaaga ka shaqeysii Diimo ku gambadaan xata wan daynaa waa been Internetka buuxaa Ninkii Diin sax oo free rabo inuu barto Sidee kula tahay caqli adigaba Ilahay waa ku siiyee
Posted on: Mon, 02 Sep 2013 20:51:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015