THE CRACK SMOKING MAYOR OF Mogadishu GUULWADE tarzan has done it - TopicsExpress



          

THE CRACK SMOKING MAYOR OF Mogadishu GUULWADE tarzan has done it again sida aan la wada socono waxa loo yaqaano golaha wasiirada ee khamiis walba shir caata ah kuyeesho xamar ayaa ugu deeqay 50,000USD dhibatada kadhacday jowhar ee aheyd fatahadii uu wabiga shabelle sameeyay oo ilaa hada magalada kala xiran iyo xasuuqii loo geystay beesha SHIIDLE ee ku abtirsada beelweynta jarerweyne oo tuulooyin farabadan laga gubay beerahooda laga taabsaday inkabadan 400 qoys waxey maanta kujiran oo ey qaxooti kuyihiin xerada ciidanka Amisom ee jowhar inkbadan 60 dumar eey ku umuleen xeradaas deeqda laga soo qaaday besha caalamka ee datweynaha loogu talagalay ilaa hada kumi iyo taana lama gaarsiinin, datkii dhibaatada ka soo gaartay duulaankii lagu qaaday sh/hoose ee gumadkii kadhacay degmada number50 kulankii catada ee shalay waxba looguma deqin datkii ka barakacay number 50 ilaa hada bananka ayey joogan beynamaa duufaantii kadhacaday xeebaha bari loogu deeqay 1,000,000$ hadaba dowlada puntland waxey diiday wafdi kasocda dam jadiid ee dowladnimo sheeganayo in eey soo caga dhiktaan puntland waxa la dhahay lacagta soo dira ha imaanina hadii kalena waxba ha soo dirina(hadaba lama diidana puntland in loogu deeqo hal million iyo 20 million oo dollar waayo datka dhibaatada soo gaaratay waa dat somaaliyeed lkn akhristoo 50,000 dollar wax laga xishoodo ma ahan dat dhibateysan jowhar dagaalo iyo fatahad oona ilaa hada loo geynin oo xamar u jirta oo kaliya 90km guulwade tarsan waxow u hanjabaya in xoog ku geynaayo gargarka puntland, xoog in lagu geeyo uma baahna rer jowhar ee mesha ma la geyo mise is tus tus eey ka tahay iyo qawda maqashii waxna ha u qabanin puntland kuuma bahnee masaakiinta aad gumadeen guryahoodana gubteen ee reer jowhar u geey iyagaa u baahan iyo shabeelaha hoose oo mooriyaanta weerartay. daawadnews/dhageyso-caqli-xumada-guulwade-tarzan-puntland-gargaarka-xoog-baan-ku-geynayaa/
Posted on: Fri, 22 Nov 2013 01:22:42 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015