WAR- DHAMMAADAY”. Puntland Waxa ay ka hadlaysaa Tagtadii, Waxay - TopicsExpress



          

WAR- DHAMMAADAY”. Puntland Waxa ay ka hadlaysaa Tagtadii, Waxay ka Tussaalle Qaadataa Raggii Tallada soo hayn jirey, Waxay Tartan kula jirtaa Doraad iyo shallay. Timaadada looma toog hayo, Lagama Tashan. Waxaa Hogaamiye Wanaagsan laga dhex- Arkaa- Aayaha iyo Mustaqbalka aynu rabno in loo Tillaabsado, ISBADEL NOOCEE AH AYEYNU HORSEEDNAA-. Marka aynu dib-u Jaleecno Doraad iyo Shallay- Waxaa sii Shaqeynaya- Halhayska “ YAA IGA WANAAGSAN”? iyo “ANIGAA WAX KUU OG”- iwm. “Ujeeddooyinka aan la isla Fahmin si Wadar ah looma Gaari karo”. Marka aad ku Fashilanto in aad iga dhaadhiciso, Waxa ay tahay in aan Noqdo, Ama aad Waa kasta oo ay Cadceedu soo baxdo Aragti iyo qorshe Cusub ay maskaxdaada ka Curtaan, “Isbedelka aan laga Tashan” iyadoo aysan Baahida Sabab u ah. Waa Waxyaabaha dhaliya kalsooni darida. Laguma Fashilmo inta badan, Qorshe macquul ah, Waa lagu Fashilmaa, Qorshe aan macquul ahayn. Sidaa awgeed Ma shaqeeyso "ANIGA AYAA WAX IDIIN OG". Waxa aad iga sii Rabtaa- Waa kugu Gardaro. Haddii aan Eebe kuu Darneyn.
Posted on: Wed, 04 Sep 2013 21:41:21 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015