Waxaan ahay nin jecel inuu arko dalka somaliya oo nabad ah kuna - TopicsExpress



          

Waxaan ahay nin jecel inuu arko dalka somaliya oo nabad ah kuna hamiya siduu u soo celin lahaa sharfii dalkeena ee walaalayaal intaad ku fakarysaan qwadamo kale inaad dulsaar ku ahaataan ku fakara sidii aad wadankiina u soo cusboonanyn lahaydeen wx kastana wxaa lagu dhaafaa karti dhabar adayg iyo sabir marka qofkii qaba fikrkayga oo kale YUUSAN KA QADIN COMMENTGA EE FIKIRKIINA WAAAA II MUHIIIM ASXAABAY DHAMAAN TIIN RAG IYO HAWEEN
Posted on: Tue, 23 Jul 2013 23:31:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015