Waxaan halkan hambalyo kal iyo laaba ah uga dirayaa wllshay - TopicsExpress



          

Waxaan halkan hambalyo kal iyo laaba ah uga dirayaa wllshay sxbaday aan aadka ujecelahay muna c/laahi aadana iyo seygeeda maxamed cismaan aw maxamuud oo saaka meherkoodu ka dhacay maansoor hotel waxaan leeyahay gacal iyo sokeeyaba guurkiiina lagu farax guule laga ma waayee gobonimo ku aqal gala noqda reer kii lagu nagaado wada jiree nabad gala gurigiinu guri nagi guurkiinu guur khayr guulow ka yeel muna waxaan kuleeyahay raasweynadii lagu dago allle ha kaa dhigo noqo xilo nabad galyaad oo loo soo xiiso maxamedna waxaan leeyahay raaaliyo nin helaa raganimo ku faana gobaad heshee gacantaadayey ka bixin mabruuk mabruuk
Posted on: Thu, 07 Nov 2013 07:41:20 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015