West gate .nairobi kenya Dhimshada ayaa hadda gaareysa 59 ruux dad - TopicsExpress



          

West gate .nairobi kenya Dhimshada ayaa hadda gaareysa 59 ruux dad ka badan, halka dhaawacuna uu yahay 175 wararka dambeeya sida ay sheegayaan. Dhanka dowladda Kenya ayaa xeryaha Ciidamadeeda kasoo daabushay tiro intii ugu badnayd abidd. Sidoo kale dagaalkaan ayay maalinimadii shalay waxaa si toos ah ugusoo biiray Saraakiil Maraykan ah oo iyagu ay Diyaarad Helakabtar ay kasoo qaaday Markab ku sugan xeebaha Soomaaliya.
Posted on: Sun, 22 Sep 2013 11:33:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015