allbanaadir Latest Media Daawo yaabka iyo - TopicsExpress



          

allbanaadir Latest Media Daawo yaabka iyo Qo... [13-11-2013 01:44] Daawo Nin Soomaali ... [12-11-2013 01:05] Daawo Hooyo Duufaan... [12-11-2013 00:55] Daawo awooda Rabi i... [11-11-2013 00:54] Daawo Naag Soomaali... [11-11-2013 00:40] Daawo Nin Sacuudi o... [11-11-2013 00:28] Muuqaalka sida nin ... [10-11-2013 00:14] Daawo Booliiska Tal... [09-11-2013 23:41] Daawo Mid ka mid ah... [09-11-2013 19:42] Daawo Yahuuda oo la... [09-11-2013 00:27] R/Wasaarihii hore ee Somalia oo ka hadlay cida Masuulka ka ah Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo Wareysi siiyay mid kamid ah Idaacadaha Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaafka xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha. Cali Geedi ayaa Masuuliyada Khilaafka labada Masuul waxa uu dusha ka saaray in uu ka dambeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , waxa uuna Madaxweynaha ku eedeeyay in uu qas ka dhax wado Dowlada. Prof Geedi ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu kutumayo Dastuurka iyo Sharciga dalka waxa uuna intaa ku daray in Masuuliyada Khilaafka iminka soo shaac baxay iyo waxii ka dhashaa uu Qaadayo Madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa layaab ah in Madaxweynuhu inta R/Wasaare u yeero uu ku yiraahdo kaalay oo is casil arintaasi meel ay sharciga kaga taal ma aqaan ,Madaxweynaha waxa uu ku tuntay dastuurka iyo Sharciga isaga ayaana qaadaya Masuuliyada khilaafka ayuu yiri Cali Geedi R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa xusay in Madaxweynaha uu faraha la galay shaqo uusan laheyn howsha fulintana ay u taal Xukuumada Soomaaliya balse aysan shaqo ku laheyn Madaxweynaha iyo Baarlamaanka. Hadalka Cali Geedi ayaa imaanaya xili Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Sooaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Saacid uu marayo meeshii ugu sareesay mudadii sanadka ahaa ay jirtay Dowlada Federaalka Soomaaliya. Xafiiska Shabakada Allbanaadir Muqdisho Somalia Allbanaadir@live
Posted on: Wed, 13 Nov 2013 07:46:28 +0000

Trending Topics



="stbody" style="min-height:30px;">
Betsy Royall Casting, CSA / If you know anyone who fits these
we talk so much about independent, always thinking we got this and
Are you guys and gals up for the NORFOLK OCEAN CHALLENGE? The
Supervising Minister for Education, Chief Nyesom Wike, has
UYARI DİKKAT!!! Hackerler yeni bir yol bulmuşlar. Sizin profil
text" style="margin-left:0px; min-height:30px;"> MISSOURI SET TO NAME HIGHWAY AFTER SINGER/SONGWRITER BILLY YATES
Todays Lesson is compiled from a Reading Plan created by Parenting
Why do people feel the need to judge people that are in
Aug 18 Chamber Board of Directors Meeting The government of
GOOD DAY THERE FB FAMILY & FRIENDs!!! I AM HAVING MY ANNIVERSARY

Recently Viewed Topics




© 2015