arday isku klass ah ayaa ku balamay in ayna galin imtixaanka beri - TopicsExpress



          

arday isku klass ah ayaa ku balamay in ayna galin imtixaanka beri oo ay macalinka been u sheegan. Subaxdii markay iskuulki yimaaden waxay ku yiraahdeen macalinkii: ardaydii : ” macalin shalay waxaan u taganay saaxiibkayo oo xanuunsanyay oo markaan wadada sii soconay ayuu shaagga gaarigu naga banjaray marka maanu haleelin inaan wax dhigano”. macalin: okey waxba ma laha maalin kale ayaan idinka qaadaya imtixaanka. Maalintii imtixaanka – su’aalihii ku jiray : su’aal1 : sheeg shaagga baanjaray – b) ka hore midig t) ka hore bidix j) ka danbe midig x) ka danbe bidix su’aal2 : halkuu ku banjaray? macalin : qofwalba gooni ayuu uga jawaabaya, hadaad isku jawaab wada sheegi waydaan …waad dhextaagan tihiin markaas midkasta waxii niyadiisa kusoo dhacey ayuu qorey halkaasna way ku fashilmeen
Posted on: Mon, 26 Aug 2013 19:21:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015