laba nin ayaa hooska tuur laha ama is dacaayadayn jiray markasta - TopicsExpress



          

laba nin ayaa hooska tuur laha ama is dacaayadayn jiray markasta mid kastaa ka kale jabkiisa ayuu jeclaa waxaa dhacday maalintii dambe ayaa ayaga oo wada socda ayuu mid arkay waraabe godgalaaya sxbkiina ma arko markuu arkay inan sxbkii arag waraabaha godka galaaya ayuu is yidhi ninkii aad is hayseen maanta ayaad ka aarsanaysaa ee sug wuxuu yidhi hebelow godkaas ayaan galayaa ee marka aan kasoo baxo carhadii aanad fulay ahayn gal adnah kkkkkkkkkkk ilow nin aan wax ogayn ha cadaabin wuxuu yidhi waar ma adiga ayaa gali kara waayahay hadii aad gasho ana waan gali haye iyo haye ayaa la isku waafaqay kii ogaa in godka waraabe ku jiro ayaa ku dhaadhacay markaasuu aad ugu muu fogaane inta uu meel dhow kasoo noqday ayuu sxbkii oo iska warmood ah oo aan waxba ogayn ku yidhi waar adna gal oo ilaa gunta ayaan socday ee car soco adna haye ayuu yidhi waa ninkii aan waxba ogayn markii wuu meel dhexe maraayo ayay waraabihii is heleen waraabahana waxaa u caado ah marka xaaladu halkaas oo kale marayso waa fulay oo orod uunbuu biciinsadaa waraabihii ayay talo ku cadaadtay waar balaayadan meesha kuugu soo gashay xagee ayaad uga carartaa ninkiina wuxuu is yidhi yaan lagu odhan waa ninkii waraabaha iska celin kari wayay ee maryaha ka cararay ama wuxuu is yidhi ninkii aad is hayseen yaanu maanta kaa helin ee xininyo isu yeel ninkuu wuxuu sameeyay waraabihii ayuu feedh la dhacay waraabihiina ninkii ayu isku soo qaaday si uu hoga meeshii uu kasoo galay u beegsado ileen talo kale ma jirtee waxlaysku maraadoba waraabihii oo wada xaar ah ayaa ninkii soo dhaafay oo godkii dabada uga soo baxay ninkii dabada jogayna halkan ayuu ka qoslayaa markii ninkii godka ay waraabaha iska heleen kasoo baxay godkii ayuu sxbkii ku yidhi waar hebel maxaa jabku gaadhay maanta markaasuu isna ugu wajaabay oo waraabaha waxa ku dhacay miyaanad arkayn kkkkkkkkkkkkkkkk
Posted on: Sun, 27 Oct 2013 18:19:04 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015