nin oday ah oo aan waligii taraawiix aan magaalo ku tukan ayaa - TopicsExpress



          

nin oday ah oo aan waligii taraawiix aan magaalo ku tukan ayaa salaad cishe ah damcay in uu ku tukado masaajid uu markaa yimi xili habeen ah oo sooon ah markii ugu horaysay noloshiisa ka dibna salaadu masaajidka waxaa la tukanayay tarawiixdii markaas buu odaygii mooday cishe oo salaadii ku xirtay waxaa halkaa lagu tukadi 11 ragcadood odaygii isaga ooo aamusan ayaa ka soo baxay salaadii kadib ayuu soo maray rag meel ku wada sheekaysanaya oo leh sicir barar baa dhacay wax walba waa is badaleen kiishkii sonkorta ahaa ee marayay 20 dollar maanta waa 40 dolar saliidii 6 dolar ahayd caagadii maanta waa 12 dollar odaygii ayaa inta uu ku soo leexday ku yiri ragii sicir bararka ka sheekaynayay war horta salaada cisshaha inteeebaaad ku ogaydeen markaasay ku jawaabeen 4 ragcadood markaasuu yiri HADA 11 BAY MARAYSAA IYADANA SICIR BARAR BAA KU DHACAY KKKKKKK
Posted on: Tue, 27 Aug 2013 20:56:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015