waxaan idin ka codsanayaa inaad naga deysaan wax yaabaha rabi - TopicsExpress



          

waxaan idin ka codsanayaa inaad naga deysaan wax yaabaha rabi ogoleen sida cayaaraha wax yaabaha beenta bilfadlan bogan waa kher kadaa wax yaabaha ka hor imaan kara oo lid ku ah hada ubaaahneen bogaan oon u arakno inaadan ubaahneen go,aanaa lagaa gaaraa wlh halka qof ee kherka ilawado ayaa igaaga muhiimsan kumanaanta qof aana ubaahneen kheerka fiiro gaaar ah hadii uu qaladaadakaaga bato waxaan ku saareena block cfwan hadaadan kherka rabin udaa dadka ubaahan adna waxaan kuleenahy allaah haku soo hanuuniyo
Posted on: Thu, 18 Jul 2013 12:55:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015