xarfaankoo reer baadiyo ah oo weligiis garoon banooni lagu ciyaaro - TopicsExpress



          

xarfaankoo reer baadiyo ah oo weligiis garoon banooni lagu ciyaaro galin baa wuxuu galay maalin ciyaar ka socotay stadium muqdisho...ciyaartii markey xoogaa socotay ee jamhuurtii bilaabeen iney dhahaan gool aa soo socdo, waxaana shab la siiyey gool, hadana wax yar ka bacdi sidii oo kale ay dhaheen jamhuurtii hadana gool kalaa shab la siiyey...wuu is celin waayey reer baadiyihii markaasuu istaagay oo dhahay, anshax iyo edeb daranaa reer magaalku maxey nooga sheekeynayaan ciyaarta hadey horey u daawadeen oo noogu xumeynayaan anaga aan weli horey u daawan ciyaartee? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mc
Posted on: Sat, 09 Nov 2013 21:55:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015