Beryahan danbe waxaa dadwaynaha Somaliland ku furmay faramo badan - TopicsExpress



          

Beryahan danbe waxaa dadwaynaha Somaliland ku furmay faramo badan oo qaadhaan loogu ururinaayo mashaariic badan oo kala duwan sida hoos ku xusan. 1. Wadada Ceerigaabo ilaa Burco 2. Burco ilaa Oodwayne ilaa Hargeysa 3. Baligubadle ilaa Hargeisa 4. Salaxlay ilaa Hargeysa 5. Wajaale ilaa Kalabaydh 6. Borama ilaa Dilla 7. Hargeysa ilaa Dawga cad ila saylac 8. Dib u dhisk Wadada Berbera ilaa Hargeysa 9. Jidka xeebaha Saylac –Berbera ilaa Cerigaabo Intaa waxaa raaca dhismaha Hargaysa national Librari Xaabalaha Aden siiro qaybtii labaad Shirarka beelaha ee aan wali qabsoomin waa horumar fiican oo u baahan gacansiin caalami dhinaca kale culays baaxadee leh ayay ku leeyalan kartaa bulshada Somaliland. Sahlanaa amuuranaa ,,,
Posted on: Mon, 21 Oct 2013 07:33:56 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015