Madaxweynaha oo shalay la kulmay madax beeleed ka xumaaday sidii - TopicsExpress



          

Madaxweynaha oo shalay la kulmay madax beeleed ka xumaaday sidii loola dhaqmay ergadii Muqdisho keentay, Xasan Daahir Aweys, ayaa la sheegay in ay is afgarad ka gaareen wixii dhacay. Waxaa kale oo Madaxweynaha iyo ragga la kulmay Isku af garteen, ayaa la yiri, aayaha Shiikha. Intaa ka dibna waxay raggii Madaxweynaha la kulmay ay soo booqdeen Xasan Daahir oo isagu aan wax dhib ah Sheegan, marka laga reebo in uu xabbisan yahay.
Posted on: Wed, 03 Jul 2013 12:37:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015