QISO CAJIIB AH MAAD KU CIMRO QAADAN Professor John Ayer - TopicsExpress



          

QISO CAJIIB AH MAAD KU CIMRO QAADAN Professor John Ayer wuxu ah macalin ka dhiga philosphoyga jamacada oxford 1970SKII wuxuu ahaa dadka aaminsan inaanu jirin ILAHAY.maalin maalmaha ka mid ah ayaa u xanunsaday ninkani markii la dhigey dhakhtarkii ayay docroskii i dhahden medically dead{intay dhakhtaradu fahmayan wuu dhintay}.Then cilmi alle wuu soo noolaadey Professorkii marku soo noladay aya la weydiiyay maxaa kugu dhacay intii aad maqnayd?????? wuxu ku jawabay Ayer "waxa i kexeeyey two things{labba cid}{oo uu u jeedo 2 MALAG} waxay dooneen inay ii geeyaan MASTER OF THE UNIVERSE{oo uu u jeedo ALLAH} lakin balantii ayaa suurtobi weydey waxay i geeyeen meel iftiin aad aad u kulul oo dhinac kastoon u jeedsado uga hor jooga {oo uu u jeedo NAAR]........then markii ayaa lagu yidhi maadaama oo aad aragtay waxaas oo dhan ma rumeysay ILAHAY.wuxu ku jawabay ma rumeysni in ilahay jirro ka dib wuu dhintay shekadani waxay good example u tahay ilahay waakii quraanku ku idhi {maalinta qiyame gaaladu waxay odhanayaan yaa adduunkii nagu celiya aanu soo shaqeysanee lakin hadii aan ku celin lahaa halkii ayay ka waddi lahaayeen xumaanta...............LAILAHU ILALAH MUXAMADU RASUULU LAAH allahyoow khaatumada khayr noogu dhameeee
Posted on: Thu, 15 Aug 2013 03:59:30 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015