Toddobaadkan, BBC-da qeybaheeda la hadasha Afrika ayaa eegaya - TopicsExpress



          

Toddobaadkan, BBC-da qeybaheeda la hadasha Afrika ayaa eegaya guurka qaarada, gaar ahaan sida ay lamaanaha isu doortaan, iyo weliba sida ay u dhacdo xaflada arooska. Somaliya, qarashka xafladaha arooska ayaa la sheegayaa inay dhaliyeen in arooska uu yaraado. dhallinyarada ayaa ka gaabinaya inay guursadaan maadaama aysan awoodin dhaqaalaha ku baxa xafladaha arooska. Magaalada Hargeysa, waxaa soo kordhaya qabaabka isdaba jooga ah ee loo qabto xafladaha aroosyada oo kharash badan uu ku baxo, taasoo dhallinyarada inta badani aanay haysan kana hor istaaga inay guursadaan. Rayigaaga oo kooban ka dhiibo?
Posted on: Mon, 16 Dec 2013 03:26:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015