Xiligan Aan joga waxay ii tahay maalin farxad, ah sida amigo og - TopicsExpress



          

Xiligan Aan joga waxay ii tahay maalin farxad, ah sida amigo og inaan janada galayo,waxaadna ii tahay ileys oogada sare ii tagan mugdi walba oo nolasheyda so wajaha iftiin iigu badali kara waana farxad lama ilaaban ah Qofna ma dareemi kara nolasheyda ilaa adiga mooye,waxan ahay qof aan ladin hurdada ,waxan qalbiga ku haya dareen gooni ah sida dhabta ah aan ogeyn waxa aan ka qaban karo,hadii qalbigaga ama sida aad rabo sameyn kartid aduunka dhan qof walba sida uu rabo ayu sameyn laha ,adiga aniga xageyga wax walba waan ka heli laha lakin qof walba dunidan ilaah ayaa kenay,maaline waa laga wadi doona,balse inta aan ifka ku kala tagin aan mar qur ah nolashada helo Waxaan Farinteyda kuso gab gabeynaya ,hadii naf aad jeceshahay,ay kugu abaal marisa niyad jaba waxad daremi laheyd, xanuun ,ama dhawac aan marnaba qalbigaga ka go,in balse ogow waxad tahay manta qof aan shaashada ama oogada sare ka eeganaya ,waxan ku rajeyna farxad aan dhamad lahey,Ifka Nolasha Wa Adi
Posted on: Sat, 24 Aug 2013 20:48:02 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015